Process

Sida Loo Dalbado

Habka fudud ee aad ku dalban karto adeegyada Alpha Digital — 7 tallaabo oo kaliya.

1

Dooro adeegga aad rabto

2

Dooro plan-ka kugu habboon

3

Riix Order ama Buy button

4

WhatsApp nagala soo xiriir

5

Samee payment

6

Hel activation ama access

7

Haddii aad u baahato, team-keena ayaa ku caawinaya

Diyaar ma u tahay inaad dalbato?

WhatsApp nagala soo xiriir hadda si aad u hesho activation degdeg ah.