FAQ
Su'aalaha Badanaa La Isweydiiyo
Waxaad dooranaysaa service-ka aad rabto, kadibna waxaad riixaysaa Order button si WhatsApp noogu soo furmo.
Waxaad ku isticmaali kartaa 2 computer markaad iibsato 1 user.
Haa, Adobe Creative Cloud wuxuu ku shaqeynayaa Mac iyo Windows.
Veo3 Ultra waxaad helaysaa email iyo password, waxaana lagu isticmaali karaa hal device. Veo3 Pro waxaa laguugu xirayaa email-kaaga, waxaadna helaysaa 1000 credits oo aad ku samayn karto ilaa 100 videos bishii.
Waxaad heli doontaa premium templates, Magic Studio AI, background remover, brand tools, iyo dhammaan features-ka lacagta ah.
Inta badan activation-ku wuxuu qaadan karaa 30 daqiiqo ilaa 24 saac, iyadoo ku xiran nooca adeegga.
Haa, Alpha Digital team waxay kaa caawinayaan order, activation, installation, iyo isticmaalka adeegyada.
Su'aal kale ma qabtaa? WhatsApp nagala soo xiriir.
WhatsApp