Adobe Creative Cloud – Premium License
Ku hel Adobe Creative Cloud license kuu gaar ah, kuna isticmaal Mac iyo Windows.

Waxaan bixinaa 3 qaybood oo Adobe Creative Cloud ah: 4 bilood qiimihiisu waa $45, 6 bilood qiimihiisu waa $65, 12 bilood qiimihiisu waa $125.
Waxaad ku isticmaali kartaa 2 computer markaad iibsato 1 user oo ah Adobe Creative Cloud. Waxaadna ku isticmaali kartaa Mac iyo Windows. Sidoo kale waa international oo meel kasta ayaad ku isticmaali kartaa.
Email-kaaga gaarka ah ayaad ku isticmaalaysaa, adiga ayuu kuu gaar yahay, mana jirto cid kula isticmaalaysa. Waxaad heli doontaa email iyo password aad ku isticmaasho Adobe.
Team-ka Alpha Digital waxay kaa caawin doonaan qaabka aad ula soo dagayso application-ka, installation-ka, iyo activation-ka.
Markaad iibsato license, waqtiga aad ku helayso wuxuu u dhexeeyaa 30 daqiiqo ilaa 24 saac.
Dooro Plan-kaaga
4 Bilood
- Adobe Creative Cloud license
- 2 computer
- Mac iyo Windows
- Email kuu gaar ah
- Support included
6 Bilood
- Adobe Creative Cloud license
- 2 computer
- Mac iyo Windows
- International access
- Support included
12 Bilood
- Adobe Creative Cloud license
- 2 computer
- Mac iyo Windows
- Email kuu gaar ah
- Full support
