Canva Premium

Canva Premium – Design Like a Professional

Samee designs qurux badan, social media posts, posters, thumbnails, presentations, videos, iyo business branding si fudud.

Canva Pro

Canva Premium aan bixino waa 2 qaybood, waana 1 bil iyo 12 bilood.

Qiimaha 1 bil waa $4, qiimaha 12 biloodna waa $14.

Haddii aad iibsato Canva, waxaad ku isticmaali doontaa email-kaaga gaarka ah. Waxaad ku isticmaali doontaa mobile iyo computer.

Waxaad access u heli doontaa dhammaan features-ka lacagta ah. Sidoo kale, waxaad access u leedahay AI-ga ugu dambeeyey ee ay Canva soo saartay, sida Magic Studio AI.

Yaa isticmaali kara Canva?

Canva waxaa isticmaali kara ardayda, macallimiinta, dadka haysta ganacsiyada yaryar, social media managers, content creators, iyo qof kasta oo u baahan naqshadeyn fudud oo tayo leh.

Premium templates
Magic Studio AI
Background remover
Brand kit
Posters and thumbnails
Social media designs
Presentations
Mobile iyo computer
Email-kaaga gaarka ah
Pricing

Dooro Plan-kaaga

1 Bil

$4
  • Canva Premium access
  • Email-kaaga gaarka ah
  • Mobile iyo computer
  • Premium features
  • Magic Studio AI
Order Canva 1 Bil